Ka qayb qaado inaad kobcisid maskaxdaada, kamidnoqo inta yar ee ku guulaystay inay ku talaab sadaan guulo waxtar ah. Noqo mid anfaca naftiisa, ehelkiisa iyo dadkiisaba. Ku soo dhawaw oo wax kuusoo biiri nolosha bulshadaada.