Gaaljecel on Clubhouse

Gaaljecel Clubhouse
277 Members
Updated: May 11, 2024

Description

●Gobta Geela dhaqatiyo
●Geesiyada ku caan baxay
●Garashiyo wanag iyo
•Raga Geel labood kaa
•ee gayan ku jecel yahay
●Gesiyada dagalkiyo
●Ninka gogasha Nabadaba
●Cidna ayna gadheyn
●Gayiga Howdkiyo
●Geyigan Daganahay
●Wabiyada Butaciyo
●Badna Ayna ka marneyn
●Gesta baladweyniyo
●Wanlaweynta magac weyn
●Ceelcali DHaxdediyo
●Bulaburdan ku Caan ahay
●Jimbileyda maqashiyo
●Jalalaqsi agteediyo
●Kismaayada magacweyn
●Ninka ku gardiyan ahay
●Barwaqada badhaadhiyo
●Xebta Raskambiniyo
●Ninka lahan ahay
●Gobolada juboyinka ●Hiiraanta maqashiyo
●Shabelada caan ka ah
●Ninka dagaan ahay
●Guryihii ogaasyada
●Goobta reerka laga hela
●Bartamaha jowhar
■Nin Doobiyan ahay
●Nin Gaaljecel ah baan ahay

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
May 11, 2024 277 +5 +1.9%
February 21, 2024 272 0 0.0%
January 07, 2024 272 -2 -0.8%
November 23, 2023 274 +2 +0.8%
October 21, 2023 272 0 0.0%
September 21, 2023 272 +4 +1.5%

Charts

Some Club Members

More Clubs