Horn Of Africa (Youth Voice) on Clubhouse

Horn Of Africa (Youth Voice) Clubhouse
20 Members
Updated: Apr 21, 2024

Description

We ( Somali People ) Will Try to change at least Something Through our Voice because as a Somali Youth Our Country Needs us More than The executive Administrations.
Qabyaalad Waa ka Mamnuuc: Waa madal aan doonayno inaan fikradaha wax ka badali Kara dalka un kaga Hadalno.
Kala dambayn: Waa Madal lectures dhaadheer mararka qaar laga bixin Doono Oo dad masuula ah lagu Casuumi Doono Marka inaad Dhagaysato Mic🎤 gaaga aad maamusho wa mihiim. Suaalo way jiraan iyo discussion just wait.
Inta Badan Wuxu Noqon doonaa Play on ama mid Recording on: Maxaa Yeelay waxa Halkaan lagaga hadlo waxay u badnaan doonan wax bulshada wax ka badala sida darteed in La xifdiyo oo la kaydiyo waa muhiim.

Some Club Members

More Clubs