Dhambaal Amaan Dumar on Clubhouse

Dhambaal Amaan Dumar Clubhouse
44 Members
Updated: Mar 14, 2024

Description

Dadku kala ayaan roon
Ama kala aqoon dheer
Ama kala asluub weyn
Hadaan eed la doonayn
Ama deeq Illaahay
Asaraar ka taagnayn
Dadku eexo kaa gelin
Inan yahay la'aantaa
Dumar lama abuureen
Gabadh lama ammaaneen
Jacayl looma ooyeen

Some Club Members

More Clubs