❦Bőqőŕáď Áŵďl kájál ÌďÌl❦ on Clubhouse

❦Bőqőŕáď Áŵďl kájál ÌďÌl❦ Clubhouse
487 Members
Updated: Apr 24, 2024

Description

┏━━━━ ﷽ ━━━━━━┓
❤️ 𝗠𝘂𝘀𝗹𝗶𝗺 🤲 📿KAAJALIDIL.❤️
┗━━━━ ﷽ ━━━━━━┛


Cidna ma bedeli karto jaceylka aan adiga kuu qabo, ogowna waa balan marnaba kuma cidleyn doono oo ❤waxaad ibartay dhadhanka jaceylka uu leeyahay.
Jawigu waa mid aaad qurux badan,🥀 Jaceylkana waa dareen aad u macaan. La,aantaada noloshu dhadhan💋 malahan mana ahan mid dhameystiran.
Markii aan adiga ku arkay ayaaan arkay farxad, Markii aad adiga ii soo dhawaatay💑 ayeey siyaaday🥰 farxadeyda.
Dhoola cadeyntaadu waxa ay ii tahay wehel, Waxaa tahay dareenkeyga, ma tihid dhiigeyga balse waan kuu damqadaaa, ❣mana tihid wadnageyga💖 laakin waxaan diyaar u ahay in aan xanuun walbaa kula qeybsado.
Dadku waxa ay dhahaan jaceylku 🖤sabab la,aan ayuu qalbigaada 🌹ku beermaa, Haa haa waa run sababtoo ah sabab la,aan ayaad qalbigeyga dagtay,🥀 waayoo aad baan ugu farxay❤ markaad ku soo biirtay nolosheyda.
Waxaan dareemay in aad tahay qofka aan dunidaan ka 💞raadinaayay mudo badan. Waxaad I bartay dhadhanka ay🌹 leedahay nolosha. Waxaad isiisay farxad aan la qiyaasi Karin. Waxaad❤ dhameys tirtay riyadeydii qabyada ahayd. Sow ma ogid in💝 aad tahay dhameystirkii nolosheyda, riyadii mustaqbalkeyga,💋 rajadii nafteyda, farxadii qalbigeyga, aragtidii indhaheyga, dareenkii wadnaheyga. Runtii waxaa tahay ruux aan doortay ❤aniga, dareenkeyga iyo 🥀qalbigeyga uu raacay.wan💘 ku jecelahay xbbi💑

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
April 24, 2024 487 +2 +0.5%
February 12, 2024 485 +1 +0.3%
December 29, 2023 484 0 0.0%
November 15, 2023 484 0 0.0%
October 15, 2023 484 0 0.0%
September 15, 2023 484 0 0.0%
August 17, 2023 484 -2 -0.5%

Charts

Some Club Members

More Clubs