ARDAAGA SULTAN YAASIR on Clubhouse

ARDAAGA SULTAN YAASIR Clubhouse
24 Members
Updated: Mar 16, 2024

Description

Carada iyo cerbaha shiisha iyo Dhamal calooshiisa.
Cudbi koriye ceeriga Burraho cadayga Laasdhuure.
Cadaadley carfigaa Tuuyo iyo culayga Maygaagta
Casaha Sheekh caleenti Burco iyo cogalka Oodweyne.
Caglishiriye Ceeg iyo Togdheer harada Ceegaagta
Cayanabo cadaankii Taleex Cal iyo Buur Dhaabo
Halki iyo Ceerigaabiyo badiyo kuraha cawlcawlan
Cagaarweyne coodiga Wardheer Caado iyo faafan
Cosobkii biyeed iyo Gurracan Ceelqod iyo Baarta
Curcurrada Awaare iyo Deyr cawska Digaweyne
Cufka Aroor Calaydh iyo Balaadh Cawlal iyo Qaydar
Gaaroodi labadiisa cidhif Ciinle iyo Tuurta
Ceelkaa Hargaysa iyo Togaan cidii ka guuraynin
udubkaa cidhiidhiga u degey ma cidkalaad mooday
saw cududda Habar Yoonis iyo Ciidagale maaha

Miyaanaan cadaan iyo madow uunka wada ciilin.
Cuqaal talisa, boqor caadil ah, iyo culimo miisaan leh.
Ilaahii carshiga nuuriyow, kaaga caban mayno,
Cadaankaanu wada loolanaa,
Madow ciseyn mayno..
….🐪✅🐪

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 16, 2024 24 -1 -4.0%
January 26, 2024 25 0 0.0%
December 13, 2023 25 +2 +8.7%
November 03, 2023 23 +1 +4.6%
October 04, 2023 22 +1 +4.8%
September 04, 2023 21 0 0.0%
August 07, 2023 21 +1 +5.0%
July 06, 2023 20 +3 +17.7%
April 11, 2023 17 0 0.0%
March 14, 2023 17 0 0.0%
December 23, 2022 17 -4 -19.1%
November 17, 2022 21 +1 +5.0%
November 04, 2022 20 -3 -13.1%
October 29, 2022 23 -1 -4.2%
October 22, 2022 24 -508 -95.5%
October 16, 2022 532 +1 +0.2%
October 09, 2022 531 +1 +0.2%
October 03, 2022 530 +4 +0.8%
September 30, 2022 526 +3 +0.6%
September 24, 2022 523 -2 -0.4%
September 17, 2022 525 +5 +1.0%
September 11, 2022 520 -1 -0.2%
September 01, 2022 521 +8 +1.6%
August 26, 2022 513 +20 +4.1%
August 19, 2022 493 +3 +0.7%
August 13, 2022 490 +6 +1.3%
August 06, 2022 484 +46 +10.6%
July 31, 2022 438 +4 +1.0%
July 24, 2022 434 +8 +1.9%
July 18, 2022 426 +1 +0.3%

Charts

Some Club Members

More Clubs