Generation Dream [Jiilka Riyada] waxaan leenahay hiigsi iyo hami fog oo naga dhexguuxaya si loo soo gudbiyo jiilka cusub cilmigooda ayaa u abuuray [jiilka Riyada club house]
Meeshan ayaa ahaan doonta dariiqii ay usoomarin lahayeen aqoontooda ,xirfadooda,fikradooda
,taladooda si ay dadka wax ugu soo kordhiyaan ,waxna ubadalaan.
Waxaa kamamnuuc ah meshan wax kasta dadka negative Ku ah in lugu soo gudbiyo ,loogana hadlo.
Kusoo dhawoow qof kasta oo ah idhaha shacabka somaliyeed .
Kusoo gudbi wax dhaxal gal ah .
Waari mayso ,war hakaa haro.
Aan muujino ixtiraam!: Fadlan aan ilaalino dhaqanka suuban iyo ixtiraam yeelano ,yaan mute laga soo wada bixin hal mar ,aan isdhagaysano ,qofna yuu hadalka Kan kale kadaba qadan ,halaysku xushmeiyo fikradaha .
Siyaasad waa Ka mamnuuc: Siyaasad ,Qabyaalad,anashax xumo Hadal ba oo negative ah waa mamnuuc ,waxbarasho iyo talo qaadasho iyo fikrad wadaag positive ah iyo sheeko iswaydaarsi waa caadi.
Fadlan ilaali akhlaaqda afkaga : Markaad sheekaysnayso ama wax gudbin rabto u dhig hadalkaga si asluubaysan oon Ka hor imaanayn dhaqankena iyo diintena suuban ba
Aan muujino ixtiraam!
Fadlan aan ilaalino dhaqanka suuban iyo ixtiraam yeelano ,yaan mute laga soo wada bixin hal mar ,aan isdhagaysano ,qofna yuu hadalka Kan kale kadaba qadan ,halaysku xushmeiyo fikradaha .
Siyaasad waa Ka mamnuuc
Siyaasad ,Qabyaalad,anashax xumo Hadal ba oo negative ah waa mamnuuc ,waxbarasho iyo talo qaadasho iyo fikrad wadaag positive ah iyo sheeko iswaydaarsi waa caadi.
Fadlan ilaali akhlaaqda afkaga
Markaad sheekaysnayso ama wax gudbin rabto u dhig hadalkaga si asluubaysan oon Ka hor imaanayn dhaqankena iyo diintena suuban ba
Day | Members | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
May 27, 2024 | 49 | 0 | 0.0% |
March 05, 2024 | 49 | 0 | 0.0% |
January 15, 2024 | 49 | 0 | 0.0% |
December 02, 2023 | 49 | 0 | 0.0% |
October 27, 2023 | 49 | 0 | 0.0% |
September 27, 2023 | 49 | 0 | 0.0% |
August 28, 2023 | 49 | 0 | 0.0% |
July 25, 2023 | 49 | 0 | 0.0% |
June 30, 2023 | 49 | -2 | -4.0% |
April 04, 2023 | 51 | 0 | 0.0% |
March 10, 2023 | 51 | 0 | 0.0% |
November 15, 2022 | 51 | -1 | -2.0% |
March 08, 2022 | 52 | -1 | -1.9% |
October 27, 2021 | 53 | -1 | -1.9% |
August 21, 2021 | 54 | -1 | -1.9% |