Ku soo dhawada hoyga boqortoyada cisman Maxamud 🤴👸. Qolkan qofwaliba oo somali ah Waa lagu sharfa Waa guurigi sanadaladii boqortoyadi darood ee cisman Maxamud 🤴👸🥀 dadka adminka haya waa yaraaynay sababtu ah adminkii oo baataaay blse xuman mahan ee Waa qolka oo lagu badbadinayo 🙏🥀
Ixtiraam(respect): Qof waliba waxa oo mudan yahay ixtiraamka aad mudan tahay :sida darteed qof waliba u ixtiraam sida wacan ee aad rabto in lagu ixtiraamo.
Xoriyada hadalka ( freedom of speech): Waxaad xor u tahay fikirkaaga : mar haddi aadan qof kale ku xad gudbeynin
Sinaan(Equality): Dhamaan kasoo qayb galayaasha qolka waxay leeyihin mudnaan isku mid ah mana jirto cid lagu takoorayo fikirkeeda,jinsigeeda iyo isirkodaba
| Day | Members | Gain | % Gain |
|---|---|---|---|
| May 13, 2024 | 490 | +2 | +0.5% |
| February 22, 2024 | 488 | +2 | +0.5% |
| January 08, 2024 | 486 | +1 | +0.3% |
| November 25, 2023 | 485 | 0 | 0.0% |
| October 22, 2023 | 485 | 0 | 0.0% |
| September 22, 2023 | 485 | 0 | 0.0% |
| August 24, 2023 | 485 | 0 | 0.0% |
| July 21, 2023 | 485 | 0 | 0.0% |