SOOMAALI HESHIISA, DUNIDAN HESHIIS LA’AH on Clubhouse

SOOMAALI HESHIISA, DUNIDAN HESHIIS LA’AH Clubhouse
151 Members
Updated: Mar 24, 2024

Description

1.Qolkani waxaa uu u taaganyahay Midaynta iyo isu keenida umada Soomaaliyeed ee gumaysigu kala qaybiyay.

2.Wuxuu ka shaqaynayaa isu soo dhawaynta afgaarta kala duwan ee umada Soomaaliyeed.

3. Waxaa uu la dagaalamayaa Qabyaalada oo kala gaysay ilaa walaalo kala hooyo ah laakiin isku Aabo ah.

4. Ujeeddadiisu waa magaca qolka.
Xeerka Qolka: 1.Ixtiraan: Waxaa waajib kugu ah in aad ixtiraanto fikirka Soomaalinimo. Mana kala qaadi kartid dadka soomaaliyeed. 2. Midnimo: Waxaa waajib kugu ah in aad ka shaqayso midaynta iyo Dhirigalinteda

Some Club Members

More Clubs