Taem no face on Clubhouse

Taem no face Clubhouse
84 Members
Updated: Mar 18, 2024

Description

Wuxuu yidhi, wakhtiyada socaalka ah, ayaamaha silsilada ah, xilliyada bal suuree, soojir haddaad tahay, sadarrada dib ugu noqo, soomaali waa kuma?’ Soomaaligii baa hadlay, sinnaantaan la magac ahay, sankuneefle ma oggoli inuu iga sareeyn karo, anna garasho sogordahan, sooryo ruux ugama dhigo, soomaali baan ahay, ninna madaxsalaax iyo kama yeelo seetada, sasabada ma qaayibo, sirta waxaan idhaahdaa, ‘saab aan biyaha celin’, soomaali baan ahay, inkastoon sabool ahay, haddana waa sarriigtaa, sacabada ma horsado, saaxiib nimaan nahay cadowgayga lama simo, soomaali baan ahay, sodcaalkaygu waa meel, sahaydaydu waa dacar, soohdintaydu waa caan, seeftaydu waa cudur, naftuna geedka iga sudhan, soomaali baan ahay,

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 18, 2024 84 0 0.0%
January 28, 2024 84 0 0.0%
December 14, 2023 84 0 0.0%
November 04, 2023 84 0 0.0%
October 05, 2023 84 0 0.0%
September 05, 2023 84 0 0.0%

Charts

Some Club Members

More Clubs