Somali Intellectual Forum on Clubhouse

Somali Intellectual Forum Clubhouse
230 Members
Updated: Mar 9, 2024

Description

Somali Intellectual Forum (SIF).

Waa madal dadka iyo dalka soomaaliyeed ka taageerta sidii loo gaari lahaa is afgarad ku saabsan arrimaha la isku heysto ee siyaasadeed ee xili kasta jira iyadoo loo marayo siyaabo kala duwan sida dood wadaag maangal ah iyo falanqeyn ku dhisan aqoon kuwaa soo wax dhisi kara .

Ujeedada Madasha .

Waa hagaajinta maamulka Dowliga ah iyo horumarinta adeegyada Dowladda ee Soomaaliya iyadoo loo marayo falanqeyn & dood wadaag aqoon ku dhisan si loo soo saaro aqoon maxalli ah kana timid aqoonyahano Soomaaliyeed taasoo door muuqda ka qaadan karta geedi
-socodka Dowladnimo loona adeegsan karo horumarinta arrimaha soo Socdo :-
1: Arrimaha Siyaasada.
2: Arrimaha Amniga .
3:Arrimaha Bulshada
4: Arrimaha Dhaqaalaha .

Madasha Waa madal Furan sidaas dareed Walaal ka qeybgalkaagu Waa muhiim .

Mahadsanid ......

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 09, 2024 230 +2 +0.9%
January 19, 2024 228 +3 +1.4%
December 05, 2023 225 +1 +0.5%
October 29, 2023 224 +1 +0.5%
September 29, 2023 223 +5 +2.3%
August 30, 2023 218 +1 +0.5%
July 28, 2023 217 +1 +0.5%
July 02, 2023 216 0 0.0%
April 06, 2023 216 +5 +2.4%
March 12, 2023 211 +7 +3.5%
January 30, 2023 204 +1 +0.5%
January 18, 2023 203 -1 -0.5%
January 11, 2023 204 +2 +1.0%
January 07, 2023 202 +2 +1.0%
January 03, 2023 200 +2 +1.1%
December 26, 2022 198 +2 +1.1%
December 23, 2022 196 +6 +3.2%
November 29, 2022 190 +2 +1.1%
November 22, 2022 188 +1 +0.6%
November 16, 2022 187 +1 +0.6%
November 10, 2022 186 +1 +0.6%
November 03, 2022 185 +1 +0.6%
October 28, 2022 184 +3 +1.7%
October 03, 2022 181 +1 +0.6%
September 29, 2022 180 +1 +0.6%
September 23, 2022 179 +1 +0.6%
September 16, 2022 178 +1 +0.6%
September 10, 2022 177 +1 +0.6%
August 18, 2022 176 +1 +0.6%
August 12, 2022 175 +1 +0.6%

Charts

Some Club Members

More Clubs