DHAB KA-HADAL on Clubhouse

DHAB KA-HADAL Clubhouse
676 Members
Updated: Mar 23, 2024

Description

Madal laysku waydaarsado fikradaha wax ku oolka ah, loogana doodo xaaladaha markaas taagan, sida Amniga, arimaha bulshada, siyaasada, aqoonta maadiga ah iyo mid diiniga ah, sidoo kalena lagu marti qaado oo ay qudbado ka jeediyaan, su'aalana lagu weydiiyo dadka bulshada magaca iyo maamuuska ku dhax leh sida siyaasiyiinta, culumada, aqoonyahanada, Abwaanada, IWM.
#Aflagaadada 🤬: Waa ay ka reeban tahay madashaan caayda oo idil, hadii la doodayo kaliya waa inaad ku ekaataa mowduuca markaas taagan oo laga hadlayo, ee ma ahan inaad shaqsiga ku xad gudubto oo aad u gafto.
#Qabyaalada 🛑: Waa ka mamnuuc madashaan qolo qolaysi iyo iskala saar ku salaysan qabiil ama u gafid qabiil.
#Is-dhagaysi 👂🎧: Madashaan waxaa ka mamnuuc ah in layska kor hadlo, oo aan lays dhagaysan, mar walba waa inaad ixtiraamtaa dadka madasha kugula jira iyo xidhiidhiyaha barnaamijka

Rules

#Aflagaadada 🤬

Waa ay ka reeban tahay madashaan caayda oo idil, hadii la doodayo kaliya waa inaad ku ekaataa mowduuca markaas taagan oo laga hadlayo, ee ma ahan inaad shaqsiga ku xad gudubto oo aad u gafto.

#Qabyaalada 🛑

Waa ka mamnuuc madashaan qolo qolaysi iyo iskala saar ku salaysan qabiil ama u gafid qabiil.

#Is-dhagaysi 👂🎧

Madashaan waxaa ka mamnuuc ah in layska kor hadlo, oo aan lays dhagaysan, mar walba waa inaad ixtiraamtaa dadka madasha kugula jira iyo xidhiidhiyaha barnaamijka

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 23, 2024 676 +2 +0.3%
February 01, 2024 674 +2 +0.3%
December 19, 2023 672 +5 +0.8%
November 08, 2023 667 +2 +0.4%
October 08, 2023 665 0 0.0%
September 08, 2023 665 +2 +0.4%
August 11, 2023 663 0 0.0%
July 09, 2023 663 0 0.0%
June 16, 2023 663 +4 +0.7%
March 16, 2023 659 +3 +0.5%
February 03, 2023 656 +1 +0.2%
January 27, 2023 655 +2 +0.4%
January 19, 2023 653 +1 +0.2%
December 27, 2022 652 +1 +0.2%
December 24, 2022 651 +2 +0.4%
December 01, 2022 649 +1 +0.2%
November 24, 2022 648 +1 +0.2%
November 11, 2022 647 +1 +0.2%
October 29, 2022 646 +1 +0.2%
October 23, 2022 645 -1 -0.2%
October 10, 2022 646 -1 -0.2%
October 04, 2022 647 +1 +0.2%
September 25, 2022 646 +1 +0.2%
September 12, 2022 645 +2 +0.4%
September 02, 2022 643 +1 +0.2%
August 27, 2022 642 +2 +0.4%
August 20, 2022 640 +2 +0.4%
August 14, 2022 638 +2 +0.4%
August 07, 2022 636 -1 -0.2%
July 25, 2022 637 +1 +0.2%

Charts

Some Club Members

More Clubs