Quruxda qofka badh kamida waa carabkiisa.
Hagaaji had iyo goor hadalkaaga.
Caddaynta lagu ogaan karo dhaqankaaga waa hadalkaaga iyo asluubtaada.
Maaha tirada buugaagta aad aqrisay ama shahaadooyinka aad haysato.
Ereyada qurxoon waa sida furayaal ...
Aad ku xirayso Afafka aadna ku furanaysid qalbiyada.
Ereyadu waa dharka afkaarteenu xidhaan yihiin.
Fikradaheenna waa inaan ka ilaalinaa dharka foosha xun.
Kobci fikirkaaga, hadalkaaga, iyo dhaqankaaga.
Anshax sare iyo samir qurux badan ka dhigo astaantaada.
Ku sifow Hadal wanaagsan, aamusnaan xirfadaysan, iyo dad la-macaamil heerkeedu sareeyo.
Waa hubaal waxaan si fudud ku hannan karnaa qalbiyo.
Fakarku wa furaha is fahamka : Dhiibo fikirkaaga saliimkaah, xushmee fikirka dadka hana ku colaadin qofna rayigiisa gaarkaah
Akhlaaq suuban ayaa dadka kala hagta: Yeelo akhlaaq lagaaga daydo, dabci wanaagsan, iyo dad la dhaqan.
Ixtiram ayay nolashu ku dhisantahay: Ixtiraam biniaadantinimada iyo kala duwanaanshaha dadka, si adna laguu ixtiraamo
Fakarku wa furaha is fahamka
Dhiibo fikirkaaga saliimkaah, xushmee fikirka dadka hana ku colaadin qofna rayigiisa gaarkaah
Akhlaaq suuban ayaa dadka kala hagta
Yeelo akhlaaq lagaaga daydo, dabci wanaagsan, iyo dad la dhaqan.
Ixtiram ayay nolashu ku dhisantahay
Ixtiraam biniaadantinimada iyo kala duwanaanshaha dadka, si adna laguu ixtiraamo
Day | Members | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
July 16, 2024 | 13 | 0 | 0.0% |
April 20, 2024 | 13 | 0 | 0.0% |
February 10, 2024 | 13 | 0 | 0.0% |
December 27, 2023 | 13 | 0 | 0.0% |
November 13, 2023 | 13 | 0 | 0.0% |
October 14, 2023 | 13 | 0 | 0.0% |
September 14, 2023 | 13 | 0 | 0.0% |
August 16, 2023 | 13 | 0 | 0.0% |
July 14, 2023 | 13 | 0 | 0.0% |
June 20, 2023 | 13 | 0 | 0.0% |
March 19, 2023 | 13 | 0 | 0.0% |
March 03, 2023 | 13 | 0 | 0.0% |
February 16, 2022 | 13 | -2 | -13.4% |