La-dagaallanka Allediidka on Clubhouse

La-dagaallanka Allediidka Clubhouse
90 Members
Updated: May 6, 2024

Description

Degelkan waxa loo sameeyay in si maangal ah looga doodo arrimaha la xidhiidha diinta iyo falsafadda.
Qof kasta oo si aan turxaan lahayn aragtidiisa/dooddiisa u dhiibanaya waa lagu soo dhawaynayaa halkan.
1. Aflagaaddo ka reebban degelkan: Lama oggola wax aflagaaddo ah oo ku saabsan muqaddasaadka sida, diinta, nabiga iyo Ilaahay. Sidoo kale lama oggola xadgudub ku saabsan shakhsiyadda cid gaar ah.
2. Anshax xumadu way reebban tahay: Halkan waxa ka reebban hadallada ka hor imanaya anshaxa guud ee bulshada xataa haddii aanay cid gaar ah xadgudub ku ahayn. Sidoo kale sawirrada anshaxa daran iyo qoraallada afxumada ah lama oggola.
3. Kala dambayn: Qof kasta oo halkan inuu argtidiisa ka dhiibto doonaya waa in uu u hoggaansamaa xeerka iyo kaladambeynta.Waxa aad hadli kartaa marka laguu oggolaado oo kaliya.Haddii aad xeerka jabisid waa lagu saari.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
May 06, 2024 90 -1 -1.1%
February 19, 2024 91 0 0.0%
January 04, 2024 91 +1 +1.2%
November 21, 2023 90 0 0.0%
October 19, 2023 90 +1 +1.2%
September 19, 2023 89 +1 +1.2%
August 21, 2023 88 +2 +2.4%

Charts

Some Club Members

More Clubs