احرص على ما ينفعك on Clubhouse

احرص على ما ينفعك Clubhouse
30 Members
Updated: Mar 5, 2024

Description

Ku dadaal waxa ku anfacaaya aakhiradaada
وَمَنْ أَحْسَنُ قَوْلًا مِّمَّن دَعَآ إِلَى ٱللَّهِ وَعَمِلَ صَٰلِحًا وَقَالَ إِنَّنِى مِنَ ٱلْمُسْلِمِينَ

« عَنِ ابنِ عَونٍ، قالَ: ذِكرُ النَّاسِ دَاءٌ، وذِكرُ اللهِ دَوَاءٌ.

قُلتُ: إي واللهِ، فالعجَبُ مِنَّا ومِن جَهلِنَا؛ كيفَ نَدَعُ الدَّواءَ ونقتَحِمُ الدَّاءَ؟!

قالَ اللهُ -تَعَالَىٰ-: ﴿ فَاذكُرُونِي أذكُركُم ﴾، ﴿ ولَذِكرُ اللهِ أكبَرُ ﴾،

وقالَ: ﴿ الَّذينَ آمَنُوا وتَطمَئِنُّ قُلُوبُهُم بذِكرِ اللهِ ألَا بذِكرِ اللهِ تَطمَئِنُّ القُلُوبُ ﴾.

ولَكِن لَا يَتَهَيَّأُ ذَلِكَ إلاَّ بِتوفِيقِ اللهِ،
ومَن أدمَنَ الدُّعاءَ ولَازَمَ قَرعَ البابِ = فُتِحَ لَهُ ».

الذَّهَبِيُّ -رَحِمَهُ اللهُ-.
[ سِيَّرُ أعلَامِ النُّبَلَاءِ || ٦ / ٣٦٩ ]

Ibnu Cawn waxa uu yidhi: "Xuska ilaahay waa Dawo, Xusidda Dadkuna waa Cudur"
Dahabi waxa uu yidhi:
"Run ayuu Sheegay, ilaahay ayaan ku dhaartee, waxa la yaab lehna innaga iyo Aqoon-darradeenna, Sidee ayaynu uga tagaynaa Dawada, Xanuunkana aynu isugu Qaadaynaa.
Allaah waxa uu yidhi: "I xusa aan idin xusee" waxa kale oo uu yidhi: "xuska Allaah ayaa wax walba ka weyn"
Waxa kale oo uu yidhi Allaah: "Kuwii Rumeeyay ayna ku xasilaysay Qalbidoodu Xuska ilaahay, Hooyaay Xuska ilaahay ayay ku xasishaa Kaliya Qalbiyadu"
Laakiin Qalbigu uma Carbisna Xuskaa ilaahay, Waafajin ilaahay in uu helo mooyaane, Ka joogteeya Baryada ilaahay, Laazimana Garaacista Albaabka waa laga Furaa"

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 05, 2024 30 0 0.0%
January 15, 2024 30 0 0.0%
December 01, 2023 30 0 0.0%
October 26, 2023 30 0 0.0%
September 26, 2023 30 0 0.0%
August 28, 2023 30 0 0.0%
July 25, 2023 30 0 0.0%
June 30, 2023 30 0 0.0%
April 04, 2023 30 0 0.0%
March 10, 2023 30 0 0.0%
November 15, 2022 30 -1 -3.3%
October 14, 2022 31 -4 -11.5%
June 20, 2022 35 -1 -2.8%
March 23, 2022 36 -1 -2.8%
March 08, 2022 37 -1 -2.7%
November 08, 2021 38 +7 +22.6%

Charts

Some Club Members

More Clubs