CIISE MUUSE SUBEER AWAL on Clubhouse

CIISE MUUSE SUBEER AWAL Clubhouse
85 Members
Updated: Mar 5, 2024

Description

Ba’da gabayga anigoo yarbaan baawar ku lahaaye
Kolba anigoo billaawaha dhigaa buuryo-goys caga bidhyoodaaye
Badhax iyo ruux bah-dilan kuu botoriyaaye
Baaluq ismood iyo haddaan buuryo goys murano​
Soo badhida inaan tuujiiyaa marin bannaan maaha
Buruudkiyo laxaadkaba ninkaas loo badshaan ahay
Ciisa Muusaha isu wada bogee baqanin baan ahay
Sahalkaa billaawaha cad iyo Iidlaha beegsadaan ahay
Caddaawaha badraankiyo raggaas biligsan baan ahay
Badweyntii Wacayskiyo raggaas cadowga bururiyaan ahay
Maxamuudka aan baydhinee wadnaha beegsadaan ahay
Dhogori oo bir ka adag iyo Abrayn badaha jeexaaya
Baarqabyada guruxeed iyo Baallaahaa baarka sare jooga
Baasaha dagaal Deerayahan waa loo ballamiyaaye
Abidkayba waan bahdili aqiin bilistan ila taale

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 05, 2024 85 +1 +1.2%
January 15, 2024 84 0 0.0%
December 01, 2023 84 0 0.0%
October 26, 2023 84 0 0.0%
September 26, 2023 84 +1 +1.3%
August 28, 2023 83 +1 +1.3%
July 25, 2023 82 +1 +1.3%
June 30, 2023 81 0 0.0%
April 04, 2023 81 +1 +1.3%
March 10, 2023 80 +3 +3.9%
January 22, 2023 77 +1 +1.4%
January 10, 2023 76 +1 +1.4%
January 03, 2023 75 +2 +2.8%
December 22, 2022 73 +1 +1.4%
November 28, 2022 72 +2 +2.9%
November 22, 2022 70 +1 +1.5%
September 16, 2022 69 +1 +1.5%
August 31, 2022 68 +1 +1.5%
August 24, 2022 67 +1 +1.6%
July 29, 2022 66 +4 +6.5%
July 23, 2022 62 +2 +3.4%
July 16, 2022 60 +1 +1.7%
July 10, 2022 59 +1 +1.8%
June 07, 2022 58 +3 +5.5%
May 31, 2022 55 +1 +1.9%
May 24, 2022 54 +2 +3.9%
April 27, 2022 52 +1 +2.0%
March 31, 2022 51 +2 +4.1%
March 23, 2022 49 +4 +8.9%
March 16, 2022 45 +1 +2.3%

Charts

Some Club Members

More Clubs