AQaLka kama DaGe on Clubhouse

AQaLka kama DaGe Clubhouse
184 Members
Updated: Mar 3, 2024

Description

Nafyahay leeleel hurdada.
riyada beentaa lajiifta.
wakhtigaad laayacdee kudhaafay.
maxaa lumiyoo kuseejay?

sidii ruux law kajaban.
maxaa laamadoodka iyo
likaacada kuugu wacan ?

Adoo laqanoo haldoora.
Lixaad-kaaguna yahay dhamays.
maxaa libintaad lahayd.
Ruux kale luquntiisa suray ?
laciif iyo kaadhigay qof liita?

Libaax waa-taad ahayde.
Sidii ruux laangaraa.
lowgiyo bawdada kajabay.
lixaad-kaagii maxaa dhantaalay ?

Nin raga waa loofaraa.
Hadana mar-labaad kacaa.
lo' iyo geelbuu tabcaa.
Mood iyo lacagbuu kasbaa.

wakhtigi lumay sooma laabtee.
qalbiga lahashada kadaa.
adduun-yadu waa lagdane.
Intaad laban-laab ujiiftid .
kacoo libintaada raadsho.
Kusoo dhawoow AQaLka Kamadage zxb qaaLi: Wa Qolkaagi Waa makhaayadadii wa Aqalkaagii
Follow Noo Dheh adigo mahadsan zxb: Cidna kama xigto mudane iyo marwo wa ino muhiim memberkaga
Ka QaYb Qaado debate ka socda si daah furan: Meeg🎙 faLaqeyn siyaasadeed👂 sports⚽️ calaf doon💍👩‍❤️‍💋‍👨🤝

Rules

Kusoo dhawoow AQaLka Kamadage zxb qaaLi

Wa Qolkaagi Waa makhaayadadii wa Aqalkaagii

Follow Noo Dheh adigo mahadsan zxb

Cidna kama xigto mudane iyo marwo wa ino muhiim memberkaga

Ka QaYb Qaado debate ka socda si daah furan

Meeg🎙 faLaqeyn siyaasadeed👂 sports⚽️ calaf doon💍👩‍❤️‍💋‍👨🤝

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 03, 2024 184 +2 +1.1%
January 13, 2024 182 0 0.0%
November 29, 2023 182 0 0.0%
October 25, 2023 182 0 0.0%
September 25, 2023 182 0 0.0%
August 27, 2023 182 0 0.0%
July 24, 2023 182 0 0.0%
June 29, 2023 182 -5 -2.7%
March 25, 2023 187 0 0.0%
March 09, 2023 187 0 0.0%
January 25, 2023 187 +2 +1.1%
December 22, 2022 185 +2 +1.1%
November 15, 2022 183 +1 +0.6%
October 13, 2022 182 -3 -1.7%
September 22, 2022 185 -1 -0.6%
August 30, 2022 186 -4 -2.2%
August 04, 2022 190 -1 -0.6%
July 29, 2022 191 +2 +1.1%
July 16, 2022 189 +1 +0.6%
July 09, 2022 188 -1 -0.6%
July 03, 2022 189 +2 +1.1%
June 26, 2022 187 +3 +1.7%
June 13, 2022 184 +1 +0.6%
June 06, 2022 183 +1 +0.6%
May 18, 2022 182 +1 +0.6%
May 04, 2022 181 +4 +2.3%
April 27, 2022 177 +1 +0.6%
April 13, 2022 176 +1 +0.6%
March 30, 2022 175 -1 -0.6%
March 22, 2022 176 +15 +9.4%

Charts

Some Club Members

More Clubs