NAADIGA ARDAA on Clubhouse

NAADIGA ARDAA Clubhouse
411 Members
🌍 Africa ✨ Meet People Topics
Updated: May 19, 2022

Description

The Somali Ardaa Club is a leading club that promotes dialogue, listening, and consensus of the critical issues that Somali people face back home and the diaspora. The objective of the club is to engage the public in reflection and dialogue on the key issues towards nation-building processes from an ethical perspective.

The Somali Ardaa Club (Naadiga Ardaa) hosts a weekly intellectual forum interviewing fascinating people across politics, business, technology, media, economics, culture, entertainment, and more.

- Accuracy
- Accountability
- Harm minimization
- Independence
- Impartiality
- Integrity

Naadiga Ardaa waa naadi hormuud ka ah dhiirrigelinta wadahadalka, dhageysiga, iyo is afgaradka arrimaha muhiimka ah ee dadka Soomaalida ay kala kulmaan gudaha iyo qurbaha. Hadafka Naadiga Ardaa waa inay dadweynaha fursad u siiso wadahadalada iyo doodaha arrimaha muhiimka ah ee ku aaddan geedi socodka qaran-dhisidda iyadoo laga eegayo dhinaca anshaxa.

Naadiga Ardaa waxa uu todobaad walba martigeliyaa madal aqoonyahan ah oo lagu wareysto dadka xiisaha leh ee ku kala baahsan dhinacyada siyaasadda, ganacsiga, tikniyoolajiyadda, warbaahinta, dhaqaalaha, dhaqanka, madadaalada, iyo wixii la halmaala.

- Saxnimada
- La Xisaabtanka
- Yaraynta waxyeelada
- Madax-bannaan
- Eex la'aana
- Daacadnimo

Rules

Fadlan Ilaali Anshaxa Hadalka.

Dabcan, haka bixin mowduuca.

Tixgeli kala duwanaanta fikirka & dhaqanka

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
May 12, 2022 411 +1 +0.3%
May 05, 2022 410 -1 -0.3%
April 28, 2022 411 +1 +0.3%
April 21, 2022 410 +1 +0.3%
April 08, 2022 409 -1 -0.3%
March 09, 2022 410 +17 +4.4%
November 16, 2021 393 +7 +1.9%
October 30, 2021 386 +1 +0.3%
October 27, 2021 385 +30 +8.5%
August 26, 2021 355 +2 +0.6%
August 20, 2021 353 -1 -0.3%

Charts

Some Club Members

More Clubs