Waa Madal loogu talo galay in lagu gorfeeyo arimaha ku saabsan Fikirka Diiniga, Dhaqanka, Dalka iyo Siyaasadda.
Yoolka Madashan waa isu soo dhaweynta Aragtiyaha Kala duwan Ee Umaddeena Soomaaliyeed si aan u helno Xoriyyad, Cadaalad iyo Midnimo umadeed.
Fiiro gaar ah :
1. Fadlan Aqri Sharciyada Madasha ( Rules ).
2. Looma ogola Madashan dadka ay Da'doodu ka yartahay 18 ka sano.
3. Haddii loo baahdo waa la duubi karaa Barnaamijyada Madasha ay qabato.
1. Qofna Qof kale hadalka kama dhex geli karo.
Qofkii Qofkale oo hadlaya hadalka ka dhex galaa wuxuu ku weynayaa in uu hadlo oo Qeybta hoose ee dhageystayaasha ayaa loo dejinayaa.
2. Qofna Qof kale kuma Xad gudbi karo Shakhsi ahaan.
Nooc walba oo Xad gudub ah lagama ogola Madashan Qofkii la yimaado fal xad gudub ah wuxuu ku muteysanayaa in hadalka aan loo ogolaanin oo qeybta hoose loo dejiyo.
3.Waxaan Aaminsannahay Xuquuqda Dumarka
Maa daama aan Aaminsanahay Xuquuqda Dumarka Waxaa mudnaan horeysiinta hadalka iska leh Dumarka.
Day | Members | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
March 16, 2023 | 1,970 | -30 | -1.5% |
December 24, 2022 | 2,000 | +100 | +5.3% |
June 23, 2022 | 1,900 | +100 | +5.6% |
March 11, 2022 | 1,800 | +80 | +4.7% |
November 23, 2021 | 1,720 | +43 | +2.6% |
November 21, 2021 | 1,677 | +29 | +1.8% |
November 20, 2021 | 1,648 | +13 | +0.8% |
November 18, 2021 | 1,635 | +4 | +0.3% |
November 16, 2021 | 1,631 | -2 | -0.2% |
November 15, 2021 | 1,633 | +5 | +0.4% |
November 14, 2021 | 1,628 | +28 | +1.8% |
November 13, 2021 | 1,600 | +14 | +0.9% |
November 11, 2021 | 1,586 | -7 | -0.5% |
November 06, 2021 | 1,593 | -1 | -0.1% |
November 04, 2021 | 1,594 | -1 | -0.1% |
November 01, 2021 | 1,595 | +3 | +0.2% |
October 31, 2021 | 1,592 | +1 | +0.1% |
October 30, 2021 | 1,591 | +2 | +0.2% |
October 29, 2021 | 1,589 | -1 | -0.1% |
October 27, 2021 | 1,590 | +352 | +28.5% |
August 27, 2021 | 1,238 | -1 | -0.1% |
August 26, 2021 | 1,239 | +2 | +0.2% |
August 25, 2021 | 1,237 | +1 | +0.1% |
August 24, 2021 | 1,236 | +11 | +0.9% |
August 23, 2021 | 1,225 | +6 | +0.5% |
August 22, 2021 | 1,219 | +2 | +0.2% |
August 21, 2021 | 1,217 | +2 | +0.2% |
August 20, 2021 | 1,215 | +23 | +2.0% |
August 18, 2021 | 1,192 | +7 | +0.6% |
August 17, 2021 | 1,185 | +14 | +1.2% |