Dareenka Shacabka Soomaaliyeed on Clubhouse

Dareenka Shacabka Soomaaliyeed Clubhouse
243 Members
Updated: Mar 18, 2024

Description

Hordhac:
Bismillaah & SCW & Asalaama Calaykum. Soo dhawaaada.
Maadaama waxkast la falgalaan dareenka shacabka Soomaaliyeed, Waa muhiim falanqaynta dareenka shacabka Soomaaliyeed. Waa in la koryeelaa, loo turaa, la tiigsadaa. Wax is waydiin, talo, iyo wax is waydaaris caafimaadka qaba, isku duubnaan, meel ku gaaraynaa. Marxalad kastoo lamaro, danteena guud iyo gaar baa ka Wayne. Waa inaa udagaalaanaa saan u heli lahayn qof iyo cod matasha dareenka, baahida, iyo doonista shacabka Soomaaliyeed. InshaAllah

XEERKA QOLKA:

1. Fadlan Aqri xeerka Qolka intaadan member marka hore iyo Qolka waxa loo niyaystay ee ku xiga.

2.Qolkaan waa Jawi Dagan iyo Fikrad is waydaarsi ha kululayn mic🎤.
3.  Commentiga kusoo qor inaad rabto inaad ku xigsato qofka hadlay waxaa laga yaabaa mic garaaciisa inaa la arkin.

4. Maamulku/moderator waa Mas'uul, members/martiduna waa mas'uuliyiin. Ku dadaala in la is qadariyo.

5. Xushmee Moderatorka/Maamulka qolka: In si xaq dhowr ah wax kuu waydiin karo adoo hadalka wata, Topiga kugu soo celin karo, Su'aal kaa waydiin karo, Mute ku Galin karo, Hoosna si xal ah (digitaan kadib) laguugu dajin karo marka buuqa bato waqti Kooban.

6. Qolkaan waxaa ka xarriman Cayda/Qabiilka/Diinta/lagu xadgubo iyo faafinta war aan xaqiiq kusalaysnayn.

7. Waa la ogol yahay siyaasada, Danaha/Caafimaadka bulshada. Siyaasiga oo laga runsheego wax qabadkiisa, ama ladhaleeceeyo howlgabkiisa.

8. Wabillahi Tawfiiq. XEERKA QOLKA:
Bismillaah & SCW & Asalaama Calaykum. Soo dhawaaada.

1. Fadlan Aqri xeerka Qolka intaadan member marka hore.

2.Qolkaan waa Jawi Dagan iyo Fikrad is waydaarsi ha kululayn mic🎤.
3.  Commentiga kusoo qor inaad rabto inaad ku xigsato qofka hadlay waxaa laga yaabaa mic garaaciisa inaa la arkin.

4. Maamulku/moderator waa Mas'uul, members/martiduna waa mas'uuliyiin. Ku dadaala in la is qadariyo.

5. Xushmee Moderatorka/Maamulka qolka: In si xaq dhowr ah wax kuu waydiin karo adoo hadalka wata, Topiga kugu soo celin karo, Su'aal kaa waydiin karo, Mute ku Galin karo, Hoosna si xal ah (digitaan kadib) laguugu dajin karo marka buuqa bato waqti Kooban.

6. Qolkaan waxaa ka xarriman Cayda/Qabiilka/Diinta/lagu xadgubo iyo faafinta war aan xaqiiq kusalaysnayn.

7. Waa la ogol yahay in laga hadlo siyaasada, Danaha/Caafimaadka bulshada, Siyaasiga oo laga runsheego wax qabadkiisa, ama ladhaleeceeyo howlgabkiisa, iyo in Systemka 4.5 ee kumeelgaarka aan bidanahay kuna salaysan power sharingka la falanqeeyo.

WABILLAAHI TAWFIIQ!

Some Club Members

More Clubs