JIBRIL JOHN on Clubhouse

JIBRIL JOHN Clubhouse
108 Members
Updated: Mar 11, 2024

Description

🌍 Maanso Nolosha | Abwaan Jibril John

Dunidan macaanee
Milicsigeedu wacan yahay
Maalintiyo leylka jawi
Aan ahayn midka siman
Mid baa dhiman oo tagi
Mid baa dhalan oo socon
Mid kalaa Sabool noqon
Midna waaba taajir!

Muhiimada aan u dhaadhacee
Macaanka murtida dhuux
Noloshaaba murugiyo marxabo
Ku dul meerta labadaa
Oo Maalmaha yaree malabka
Iyo Muuqeeda yuu ku sirin

Maalmuhu kala wacanee
Mar walba kuwaa duni
Maankeynu jecel yahoo
Waalidkeen macaaniyo
Marna labadeena garab
Mataan kala maarmin
Marna rafiiq mug weyniyo
Meelaha dhiman buuxiya
Baa Maalin walba socdaaliyo
Musaafir ka ah dunidan

Macno maleh aduunyadu
Media ayeynu joognaa
Ma khaldamana waa Malik
Maalintuu mowdku i oofsado
Minit qura waxba ma ahee
Cafis iyo musaamax iyo
Maalinkaa ii soo duceey🙏

#JibrilJohn ✍️

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 11, 2024 108 +2 +1.9%
January 21, 2024 106 +1 +1.0%
December 07, 2023 105 0 0.0%
October 31, 2023 105 +1 +1.0%
September 30, 2023 104 0 0.0%
September 01, 2023 104 0 0.0%
August 04, 2023 104 +1 +1.0%
July 03, 2023 103 -3 -2.9%
April 07, 2023 106 0 0.0%
March 13, 2023 106 0 0.0%
December 23, 2022 106 +1 +1.0%
November 03, 2022 105 -1 -1.0%
August 19, 2022 106 +1 +1.0%
August 06, 2022 105 -1 -1.0%
June 21, 2022 106 -1 -1.0%
May 12, 2022 107 +1 +1.0%
March 09, 2022 106 -5 -4.6%
November 01, 2021 111 -1 -0.9%
October 28, 2021 112 +6 +5.7%
August 26, 2021 106 +6 +6.0%
August 25, 2021 100 +26 +35.2%
August 21, 2021 74 +2 +2.8%
August 19, 2021 72 +8 +12.5%

Charts

Some Club Members

More Clubs