Somali Therapy on Clubhouse

Somali Therapy Clubhouse
135 Members
Updated: Mar 25, 2024

Description

Asc walalada somaliyed.
Salaam kadib waxa aan idinku bisharaynayaa inan qolkan ufuray si qof walba oo somaliyeed uu uga shekeyo wax walba oo xanuuna oo uu qalbigisa kadaremayo isaga/iyada oo aan lagaranayn qofka uu yahay kaliya waxa aan dhagaysanayaa shekadaada iyo dhibatoyinka uguxun ee kusoo maray waxa aana iskudayayna inan kaala talino hadii aad talo ubahantahay.

FG. Qolkaan waxaa ka mamnuuc ah cay aflagaado judgement iyo wixii lamida.

Wll sheekadaada hanagala xishoon anagana waayo aragnimo ayay nookordhini adigana inaad nafisto ood neefsatay kuu kordhini.

Marka aad rabto in aad hadasho makarafonka garaaco inta uu qof hadlayona fadlan hakasoo dhexgalin.

Waan idin jecelnahay marwalba gacmo furan kusoo dhawoow wll.
Muhiimada: Qiso walboo qalbigaga kuqarsoon soo saar Siaad udareento fudayd oo culayswalbo kaaga dago.
Wanaag badan: Jacayl iyo wanaag badan tus walaalkada/walaashaada si'ay kalsooni udareemaan marwalba oo ay hadlayaan.
Judgement: Cay,aflagaado, & qofka oo aad hadalkisa comments xun xun kabixiso waa mamnuuc totally

Some Club Members

More Clubs