Madasha "๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ฐ๐ฒ๐๐ซ", waa madal u furan dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Madashu waxa ay isku xeri doontaa aqoonyahannada ๐๐๐๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ iyo dadyawga kale, iyadoo lagu kala kororson doonno afkaar iyo doodo wax tar u leh dadkeenna iyo dalkeenna.
Madashu waxa ay diiradda saari doontaa, ๐๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ ๐ฌ๐ก๐๐ซ๐๐๐๐๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ฅ๐๐๐๐๐ก๐๐ฒ ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, ๐๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐, ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐, ๐
๐๐ก๐๐ฆ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ iyo ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐.
Madasha waxaa ka reebtoon ku xad gudubka Diinta Islaamka.: Waxaa suurta gal ah in qof aanan Muslim aheyn yimaado madasha, sidaas daraadeed u gafidda iyo muujinta naceybka diinta islaamka waaka reebantahay madasha. Natiijadeedu waa "remove".
Madasha waxaa ka reebtoon naceyb shaqsiyadeed iyo qabyaalada: Madasha waxa ay u furantahay, wax wada kororsi, sidaas daraadeed qabyaallada iyo naceybka keenaya kala fogaansho, waaka reebtoontahay madasha dhexdeeda.
U hoggaansanaanta nidaamka maamul ee qolka.: Haddii aad imaaddo, iyadoo barnaamij gaar ahi uu socda, fursadna aad u hesho in dadka hadlayaahi aad ka mid noqoto, u hoggaansan nidaamka uu barnamijka ku socdo.
| Day | Members | Gain | % Gain |
|---|---|---|---|
| June 08, 2024 | 306 | +1 | +0.4% |
| March 11, 2024 | 305 | +1 | +0.4% |
| January 21, 2024 | 304 | +1 | +0.4% |
| December 07, 2023 | 303 | +6 | +2.1% |
| October 31, 2023 | 297 | +1 | +0.4% |
| September 30, 2023 | 296 | +2 | +0.7% |
| September 01, 2023 | 294 | 0 | 0.0% |
| August 04, 2023 | 294 | +3 | +1.1% |
| July 03, 2023 | 291 | -3 | -1.1% |
| April 07, 2023 | 294 | +3 | +1.1% |
| March 13, 2023 | 291 | -6 | -2.1% |
| January 26, 2023 | 297 | -1 | -0.4% |
| January 15, 2023 | 298 | +1 | +0.4% |
| December 30, 2022 | 297 | +2 | +0.7% |
| November 23, 2022 | 295 | +1 | +0.4% |
| November 16, 2022 | 294 | +4 | +1.4% |
| November 10, 2022 | 290 | +4 | +1.4% |
| October 28, 2022 | 286 | +3 | +1.1% |
| October 15, 2022 | 283 | +4 | +1.5% |
| October 08, 2022 | 279 | +18 | +6.9% |
| October 03, 2022 | 261 | +2 | +0.8% |
| September 29, 2022 | 259 | +5 | +2.0% |
| September 23, 2022 | 254 | +1 | +0.4% |
| September 17, 2022 | 253 | +1 | +0.4% |
| September 10, 2022 | 252 | +1 | +0.4% |
| August 19, 2022 | 251 | +1 | +0.4% |
| August 12, 2022 | 250 | -1 | -0.4% |
| August 06, 2022 | 251 | +1 | +0.4% |
| July 30, 2022 | 250 | +2 | +0.9% |
| July 24, 2022 | 248 | +2 | +0.9% |