Nala cawee adiga oo mahadsan ❤️❤️👏🥰 kalay nala shekeyso aan ku shekeyno
Is dhageysi
Fadlan ina dhageyso aan ku dhageysano mahadsanid
Kala dambeyn
Fadlan na ixtiraam aan ku ixtaraamno mahadsanid
Waqti
Waqti qaado waqti nasii xushmad iyo qadarin mahadsanid