❦Q̐U̐E̐E̐N̐❦ ❦A̐N̐U̐U̐❦ on Clubhouse

Updated: Mar 12, 2024
❦Q̐U̐E̐E̐N̐❦ ❦A̐N̐U̐U̐❦ Clubhouse
4.4k Followers
3.4k Following
Mar 12, 2021 Registered
@queen.anuu Username

Bio

🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
🔥🔥XAMAR UNUKAA LEH 🤌💪🔥👈🔥
🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
✈️ 𝘿𝙞𝙮𝙖𝙖𝙧𝙖𝙙𝙖 ⚙️𝙩𝙖𝙮𝙚𝙧 𝙗𝙖𝙖 𝙢𝙖𝙦𝙖𝙣🚦🚫
꧁☀︎︎M҉A҉R҉I҉I҉D҉ I҉Y҉O҉ M҉O҉X҉O҉G҉☀︎︎ 𝙁𝘼𝙈𝙄𝙇𝙔❦ꨄ꧂
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
GABAR MATAAN CABDULLE IYO JANNADABA WALO SHAQEYSTA!!!!!!
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥
🔥🔥🔥🔥🔥🔥
👉♥️🆎️🆎️🆎️🆎️🆎️🆎️🆎️🆎️🆎️🆎️🆎️🆎️💉✔✔♦️♥️
♥️♦️ Wacbudhan abgaal 🆎️💉♥️♦️
♥️♦️♥️ 👑 BoQortooyo Galmaax Yoonis buu cadd iigu yaal♥️♦️♥️
♥️♦️Nasabnimo aan ku faano♥️♦️♥️
♥️♦️♥️Dhashii muqdisho♥️♦️♥️
♥️♦️♥️dhalasho uma ciilqabo!!!
cad cadka cali hirrey♥️♦️♥️
♥️❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

♥️♦️♥️👉Cidda xamar iskaleh gabartooda!!!.
🟥❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🟥

🟥👉❤ mataan cabdulle❤ 👈 ❤️Birkaanle sludge🟥
🟥❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🟥
Sida anigoo kalaa lala socdaa kalsoonidii oo qof ah allow an ku waayin suldaankeygiyow♥️🌍💋👑👈♥️♦️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
"Dadka haddaad la fududahay
Nafteeydaad u tahay furre"!🔐

I'M MARRIED ♥️💍ha iguso lug go,in🏃🏃
Nin aamusan😷oo kibir badan🤢😡naagtiis👸👈

Nasrigiyo anaa helay kalgacaylkiyo nool. 💃💃🌍💍💏♥️🔐👈

Jacaylkaaga daa’iman
Ma dadi karaayee
Sidaad iigu diran tahay
Dadka maw cadeeyaa?

Dumar mawgu faanaa
Innaad tahay daryeel hure
Dawgaan maraayaba
Ubax iigu daadshoo

Haddii aan yar daalana
Igu sida dushiisoo
Waxaan doono mooye
Waxaan diidayaa dhibo

Ma dhahaa digtoor iyo
Dabiib weeye loo helley
Kashii abid dilneyd’ee
Asaageed ku digan jiran

Ma dhahaa dabuubtiyo
Duxda weedhihiisuna
Qalbigey daweeyaan

Misna maw dansheegtaa?
Ma dhahaa docdaydana
Eray diiqad galiyoo
Wadnihiisu diidana
Dibnahay masoo maro

Ma dhahaa kaldeeqoow
Waan is daawanaayoo
Dayaxiyo xidigahaa
Muxibada daraadeed
Ducodooda fara badan
Kaaha noogu soo darra

Dabadeedna kawnkiyo
Waxaa dunida nuuriya
Ma dhahaa dugsiiyoow
Darreenkeena weeyaan

❤️💕

♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Ninkii hanleh baa mid uun la hayee
Ha waaro waligiis hal xaasluhu.
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🔐🩸🆎️👑👈♥️
♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️
♦️♦️♦️♥️Ninka dheer waa dalad ☂️☔🌂⛱
dhibaatooyinka laga hoos galo
♥️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♥️
Nin dheer oo cad naagtisa 🤪

Shalay waa kabarasho📖📖
Manta waa kabogasho🤔🤔
Barina waa ubeerasho!🏞🏝

#noloshuHaidiinwacnaato🤟🏽
♥️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♦️♥️
Asluubta iyo dhaqanka tosan
Ada igu dhalay xishodka!!
....... My hoyo MCN 🌍👸♥️🔐💋💕💋💕💋💕💖
من أطاع غضبه أضاع أدبه
…………………………
Qofkii Caradiisa Adeecaa
Aadabtiisa Ayu Lumiyaa !

Ehel waxaan wadaagnaa
Ama aan asxaab nahay
Ruuxaan afkiisiyo
Adinkiis ka nabad hello🎤✌️

Ismaqal majiraa
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
NO FACE NO CASE
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Snapchat::: xanan.xayi2021

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 12, 2024 4,416 +31 +0.8%
February 19, 2024 4,385 +26 +0.6%
February 02, 2024 4,359 +31 +0.8%
January 16, 2024 4,328 +31 +0.8%
December 30, 2023 4,297 +31 +0.8%
December 15, 2023 4,266 +39 +1.0%
November 30, 2023 4,227 +30 +0.8%
November 16, 2023 4,197 +9 +0.3%
November 06, 2023 4,188 +8 +0.2%
October 28, 2023 4,180 +2 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users