Mujahid Ilkacase on Clubhouse

Updated: Mar 17, 2024
Mujahid Ilkacase Clubhouse
3.6k Followers
2.9k Following
@ilkacase.com Username

Bio

💪
Amiiriyo hogaamiyo wax garad isimo maamuus leh

ilaahay kuwuu doortay iyo waxa ugaas jooga

Rag aduunku daba jaago oo aalad iyo muuq Leh

Guuleed suldaankii arladan eebe wada siiyay

Xirsigii ismaaciil miriyo uumiyu sheegay

Arbow diiriye iyo nuur amaan saw anaga maaha

Dhinacii la eegaba rag waa iga danbeeyaaye

War saw udabki daauud dhaliyo Ina siciid maaha 

Afantariga gaaladu markuu ooda soo jabiyay 

Eegii cismaanigu fadhiyay oogo iyo xeeba 

Dadka qaar adoomay noqdeen waana la ogaaye 

Xulkii amarka loo daba fadhiyay aano iyo weedhba 

Af siyaasadeed iyo xidhiidh aragti dheeraada

Awdal iyo intaa saylac iyo adari loo gaadho

Afarteeda geesood togdheer iyo ilii saaxil 

iliilaha Hargeysa iyo sanaag amaba laascaano 

Ingriis kuwuu daba fadhiyay saw anaga maaha

Igarre iyo rashiid iyo intii amarka dhiibeysay

Sharmaarkii aduunyadu tiqiin saw anaga maaha 

Dhinacii la eegaba rag waa iga danbeeyaaye

War saw ubadkuu daauud dhaliyo Ina siciid maaha





My 💓💞💍 saxarla sharaf badan


Wlshy marna dumaashiday saafi qaali dumar

Wlshy qaali marna dumashiday asal dheeman

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 17, 2024 3,628 +2 +0.1%
February 24, 2024 3,626 +2 +0.1%
February 07, 2024 3,624 +2 +0.1%
January 20, 2024 3,622 +2 +0.1%
January 04, 2024 3,620 +1 +0.1%
December 19, 2023 3,619 +2 +0.1%
November 19, 2023 3,617 +1 +0.1%
November 08, 2023 3,616 +3 +0.1%
October 30, 2023 3,613 +3 +0.1%
October 21, 2023 3,610 +2 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users