Dawlad-dhisidda Soomaaliy on Clubhouse

Dawlad-dhisidda Soomaaliy Clubhouse
403 Members
Updated: Mar 20, 2024

Description

Qolkaan waxaa looga hadlaa arimaha la xiriir dawladda ugu wanaagsan ee Soomaaliya loo dhisi karaa waa noocee? Maxaa hor istaagi kara dhisidda dawlad wanaagsan? Waa sidee dawlad wanaagsani?

Qof kasta oo xubin ka ah madashaan wuxuu la xuquuq yahay xubnaha kale. Qofna kama sareeyo qof kale. Qof kastaa wuxuu xor u yahay fikirkiisa, iyo hadalkiisa, inta uu dhawrayo qof kale xoriyaddiisa. Haddii aad ilaaliso xoriyadda qof kale waxaa la ilaalin taada.

Hadba mawduuc gaar ah oo ku saabsan dawladnimada ayaa la soo bandhigi karaa.
Xeerarka qolka: 1. Ilaali xoriyadda qofka kale, qofna ha caayin, ha ku xadgudbin, hana u gafin shakhsiyadiisa. 2. U hadal si hufan, ha ka bixin mawduuca kor ku qoran, 3. Qofna dadka kale ha ka weynaysiin.

Rules

Xeerarka qolka

1. Ilaali xoriyadda qofka kale, qofna ha caayin, ha ku xadgudbin, hana u gafin shakhsiyadiisa. 2. U hadal si hufan, ha ka bixin mawduuca kor ku qoran, 3. Qofna dadka kale ha ka weynaysiin.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 20, 2024 403 +2 +0.5%
January 30, 2024 401 +3 +0.8%
December 16, 2023 398 +1 +0.3%
November 06, 2023 397 +2 +0.6%
October 06, 2023 395 +2 +0.6%
September 07, 2023 393 0 0.0%
August 09, 2023 393 0 0.0%
July 08, 2023 393 +2 +0.6%
June 15, 2023 391 +3 +0.8%
March 15, 2023 388 +1 +0.3%
January 19, 2023 387 -1 -0.3%
January 15, 2023 388 +1 +0.3%
January 04, 2023 387 +2 +0.6%
December 31, 2022 385 +1 +0.3%
December 24, 2022 384 +2 +0.6%
November 30, 2022 382 +11 +3.0%
November 24, 2022 371 +2 +0.6%
November 11, 2022 369 +1 +0.3%
October 23, 2022 368 +1 +0.3%
October 16, 2022 367 +1 +0.3%
October 09, 2022 366 +2 +0.6%
September 30, 2022 364 +2 +0.6%
September 24, 2022 362 +1 +0.3%
September 18, 2022 361 +1 +0.3%
September 11, 2022 360 +1 +0.3%
September 02, 2022 359 +2 +0.6%
August 07, 2022 357 +2 +0.6%
July 31, 2022 355 +1 +0.3%
July 18, 2022 354 +1 +0.3%
July 12, 2022 353 +1 +0.3%

Charts

Some Club Members

More Clubs