Abderazak Mohamed Ali on Clubhouse

Abderazak Mohamed Ali  Clubhouse
427 Members
Updated: Mar 9, 2024

Description

Waa dugsi aan ugu tala galay in aan ku bixiyo duruus ku aadan dhisida anshaxa iyo fahamka qofka iyo xoojinta xiriirka iyo iskaashiga bulshada—si loo helo liibaan aduunyo iyo mid aaqiro. Waxa duruus ka bixin doona xiliyada qaar macalimiin kale oo aanan aheyn aniga balse aan aniga ogolaansho siiyay—kadib wada tashi dheer. Waxaa xiliyada qaar dhici doonto aniga oo ka mid ah inta dugsiga joogta in haddane tababarayaal kale ay tababaro ka bixiyaan. Dugsigaan waxa uu u gaar yahay soomaalida aniga kaliya igu xeran kuwaasoo ii haayo ixtiraam. Waxaa kale oo inta ugu badan dugsigu ahaan doonaa mid aynu isku dhaafsano afkaarta saliimka ah. Aad ayaad u mahadsan tihiin.
Ixtiraam (Respect): Qof waliba waxa uu mudan yahay ixtiraamka aad mudan tahay; sidaa darteed qof waliba u ixtiraam sida wacan ee aad rabto in laguu ixtiraamo.
Xoriyada hadalka (Freedom of speech): Waxaad xor u tahay fikirkaaga; mar haddii aadan qof kale ku xad gudbeynin
Sinaan (Equality): Dhamaan kasoo qeyb galayaasha waxa ay leeyihiin mudnaan isku mid ah mana jirto cid lagu takoorayo fikirkeeda, jinsigeeda, isirkeeda,

Rules

Ixtiraam (Respect)

Qof waliba waxa uu mudan yahay ixtiraamka aad mudan tahay; sidaa darteed qof waliba u ixtiraam sida wacan ee aad rabto in laguu ixtiraamo.

Xoriyada hadalka (Freedom of speech)

Waxaad xor u tahay fikirkaaga; mar haddii aadan qof kale ku xad gudbeynin

Sinaan (Equality)

Dhamaan kasoo qeyb galayaasha waxa ay leeyihiin mudnaan isku mid ah mana jirto cid lagu takoorayo fikirkeeda, jinsigeeda, isirkeeda,

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
August 31, 2023 427 0 0.0%
August 02, 2023 427 0 0.0%
July 02, 2023 427 -2 -0.5%
April 06, 2023 429 +1 +0.3%
March 12, 2023 428 +2 +0.5%
January 30, 2023 426 +2 +0.5%
January 26, 2023 424 +1 +0.3%
January 11, 2023 423 +1 +0.3%
November 29, 2022 422 -2 -0.5%
November 03, 2022 424 +1 +0.3%
October 28, 2022 423 +1 +0.3%
October 21, 2022 422 +1 +0.3%
October 03, 2022 421 -1 -0.3%
September 29, 2022 422 +1 +0.3%
September 23, 2022 421 +2 +0.5%
August 31, 2022 419 +1 +0.3%
August 25, 2022 418 -2 -0.5%
August 12, 2022 420 +1 +0.3%
August 05, 2022 419 +1 +0.3%
July 30, 2022 418 +4 +1.0%
July 23, 2022 414 +9 +2.3%
July 17, 2022 405 +6 +1.6%
July 10, 2022 399 +1 +0.3%
June 27, 2022 398 +1 +0.3%
May 25, 2022 397 -1 -0.3%
May 19, 2022 398 +2 +0.6%
May 12, 2022 396 -2 -0.6%
May 05, 2022 398 +5 +1.3%
April 07, 2022 393 +2 +0.6%
April 01, 2022 391 +1 +0.3%

Charts

Some Club Members

More Clubs