HARKA NOLOSHA on Clubhouse

HARKA NOLOSHA  Clubhouse
284 Members
Updated: Mar 10, 2024

Description

Waa goob lagu wadaago hido lagu gaari karo tacliin sare taasoo dhista anshaxa qofka—iyo xaqiiqooyin dhiiragalin ah oo ku saabsan fahamka guud ee nolosha wacan. Tiirarka howlgalka Harka Nolosha waxa ay xididada kula jiraan ujeedka aasaasaha Jaamacadda, Cabdirisaaq Dhoore. Waxa ayna yihiin:- Bixinta aqoon faa’iido leh oo dadka oo dhan anfacda iyadoon wax shuruud ah ku xerneyn. Sameynta Cilmi-baaris soo saarta aqoon xal-abuur ah.
Horumarinta garaadka bulshada iyo ilaalinta anshaxa suuban si jiilalka danbe ay u dhaxlaan wacnaan. Barista jiilalka soo socda muhiimada wada shaqeynta bulshada.
Wada tashi iyo aqoon isweydaarsi si loo gaaro yoolka guud iyo sare u qaadista qiimaha bulshada. https://harkanolosha.com
Xeerka 1aad : Xeerka 1aad adiga ayaa sameyn doono
Xeer 2aad: Xeerka 2aad adiga ayaa sameyn doono
Xeerka 3aad : Xeerka 3aad adiga ayaa sameyn doono

Rules

Xeerka 1aad

Xeerka 1aad adiga ayaa sameyn doono

Xeer 2aad

Xeerka 2aad adiga ayaa sameyn doono

Xeerka 3aad

Xeerka 3aad adiga ayaa sameyn doono

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 10, 2024 284 0 0.0%
January 20, 2024 284 +2 +0.8%
December 06, 2023 282 +2 +0.8%
October 30, 2023 280 0 0.0%
September 30, 2023 280 0 0.0%
August 31, 2023 280 +2 +0.8%
August 03, 2023 278 0 0.0%
July 02, 2023 278 -6 -2.2%
April 07, 2023 284 0 0.0%
March 12, 2023 284 0 0.0%
January 30, 2023 284 +1 +0.4%
January 11, 2023 283 +1 +0.4%
December 30, 2022 282 +1 +0.4%
December 23, 2022 281 +1 +0.4%
November 23, 2022 280 +1 +0.4%
October 21, 2022 279 +1 +0.4%
September 17, 2022 278 -1 -0.4%
September 10, 2022 279 +1 +0.4%
August 31, 2022 278 +1 +0.4%
August 25, 2022 277 -1 -0.4%
August 18, 2022 278 +1 +0.4%
August 05, 2022 277 -1 -0.4%
July 30, 2022 278 +1 +0.4%
July 23, 2022 277 +3 +1.1%
July 17, 2022 274 +1 +0.4%
June 21, 2022 273 +1 +0.4%
June 01, 2022 272 +1 +0.4%
May 12, 2022 271 -1 -0.4%
May 05, 2022 272 -2 -0.8%
April 28, 2022 274 -1 -0.4%

Charts

Some Club Members

More Clubs